Zlatan Ibrahimovic oo indho Gaduudiyay Rubin Okotie+ VIDEO

Ciyaar bar baro ku dhamaatay oo ay ciyaareen Sweden iyo Austria kana tirsaneyd  Isreeb reebka Euro 2016 ayaa lagu arkay Jinsi faquuqa uu Ibro ku sameeyay Rubin Okotie.

Sawirka hoose ayaa noqday kan ugu daawashada badan maanta kubada cagta kaas oo ka turjumaya sida Ibra uu daciifinaya oo u yasayo ciyaaryahankan.

Eegmada uu hoos ka soo bilaaway ayuu wajigiisa sare ku geeyay,waxaa uu  muujinayaa inuu la yaaban yahay ninkan.

Majaladaha qaar ayaa ciwaan ugu soo dhigay arintan,ha isugu dhawaan Ibra hadii kale tan oo kale ayaa ku qabsaneysa.

Kuwa kale ha isku taaban Zlatan Ibrahimovic  ama dhimasho ayaa halis ugu jirtaa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook