opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AMISOM oo Magaalada Baraawe Tinta uga jartay C/Qaadir Siidii Gudomiyaha Sh/hoose+ video

Share

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur Siidii) ayaa tinta isaga jaray Magaalada Baraawe kadib markii ay Magaaladaasi maalmo kahor xoog kula wareegeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

C/Qaadir Siidii ayaa tan iyo 2008-dii cagtiisa saarin Magaalada Baraawe, waxaa tintiisa qeyb kamid ah maqas galiyay oo ka jaray taliyihii hogaaminayay Howlgalka ciidamada AMISOM ee qabsaday Magaaladaasi Dick Alum .
Wariye katirsan Telefishinka A-Jazeera oo lasocota Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee qabsaday Magaalada Baraawe ayaa soo bandhigtay Muuqaalo ku aadan qabshada Magaladaasi Ciidamada huwanta ah iyo shacabka Magaalada oo Ciidamada soo dhaweenaya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook