opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Axmed Madoobe Shirka Garbahaarey Waamid Dano Gaar Ah Lagaleeyahay

Share

Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba ayaa banaanka soo dhigay mowqifka ugu dambeeya ee ku aadan shirka ka socda magaalada Garbahaareey ee gobalka Gedo.

Waxa uu sheegay in shirkaasi uu yahay mid la doonaayo in dhibaatooyin cusub looga abuuro gobalada Jubooyinka iyo Gedo isaga oo digniin u diray odayaasha shirkaan ka qeyb galaaya.

“Odayaasha waa kuwii nabadda ka talin jiray, yaanay dhib idiin horseedin siyaasiin iyo rag kale oo dibadda ka yimid hadana laabanaaya, waxa in laga hadlo u baahan waa in loo gurmado dadka abaarta hayso”

Waxaa kaloo uu sheegay in dhamaan beesha Mareexaan aanay shirkaan u dhameen, islamarkaana sidoo kale yahay shir dano gaar ah laga leeyahy.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook