Cali Geedi Oo Laweydiiyay 32 milyan ee lagu eedeyey inuu lunsaday Halkuu Geeyay+ video

Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka magaalada Borlänge ee dalka Sweden Ismaaciil Maxamuud Shire ayaa su’aal aad loo raadinaayey inuu ka jawaabo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa ahayd in markuu kursiga ka tagaayey lagu eedeeyey inuu lunsaday 32 milyan oo doolar.

Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa iska difaacay eedeeyntaasi wuxuuna sheegay waliba inuu maxkamad la koraayo cidii cadeyn ku keensata.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook