Ciidamada dowladda oo Baraawe howlgal ka wada +video

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee qabsaday Magaalada Barawe, ayaa waxa ay Magaaladaasi ka sameeyeen howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo.
Ciidamada ayaa gudaha u galay xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baraawe, waxaana halkaasi ay ka wadaan howlgal.
Kulamo kala duwan ayeey saraakiisha iyo maamulka Gobolka Shacabka kula qaateen Degmada Baraawe, waxaana ay kala hadleen wada shaqeyn dhexmarta shacabka iyo ciidanka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook