opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/weli Gaas oo ku fadeexoobay Arinta Gal-mudug

Share

Hogaamiyaha maamulkaa Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku fadeexoobay arintii Gal-mudug State waxaana uu ku waayay taageero aad ubadan.

Gaas ayaa horay u amray diyaaradaha dalka ka shaqeeya in aysan ku degin Garoonka Gal-mudug taa oo keentau xiisad xoogan inay abuuranto.

Gaas ayaa taageero ka waayay wadamo maamulkaasi taageero u haanjiray, waxaana sidoo kale uu ku fadeexoobay arinta ah hurin iyo abaabulka dagaaal cusub.

Reer Gaalkacyo ayaa wada gaaray go’aan waxaana ay sheegeen in aysan dhexdooda inay dagaalamaan diyaar u ahayn, Gaasna uusan u meel mareen qorshaha uu wato.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook