opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Global Bim Construction Oo Xaafad Casri Ah Kadhisaysa Magaalada Muqdisho Gaar Ahaa Degmada Dayniile +SAWIRO+VIDEO

Share

Global Bim Construction Waa Shirkad Ay Kumidoobeen Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Wax Kubartay Dibada Kuna Taqasusay Hab Dhiska Guryaha Casriga Ah .
Global Bim Construction Ayaa Waxay Kuqabatay magaalada Oslo Ee Dalka Norwey Xaflad Ay Kusoobandhigayeen Wax Qabadkoda Iyo Sida Ay Uwada Shaqeeyaan Tiimkooda Waxaana Halkaas Lagu Soobandhigay Waxqabadka Mudada Soosocota Iyo Weliba Hadafkooda Guud Iyo Siday Udoonayaan Inay Ugu Adeegaan Bulshada Somaliyeed Meel Walba Ay jogaan.
Waxay Mardhow Bilaabaysaa Xaafad Casri Oo Ay Kadhisi Doonaan Maagalada Muqdisho Gaar Ahaan Degmada Dayniile.
Xaafadaas Oo Loogu Magacdaray Carta Project Kaas Oo Noqon Doona Mid Ay Wax walba Udhan Yihin Kana Kooban 600 Oo Guri , Suuq,Dugsi Hoose Dhexe,  Garoon Kubadeed Iyo Meel Lagudabaasho Iyo Baarkin Weyn Oo Baabuurta Ladhigto.
Waxaana Hadaladooda Kamid Ahaa: waxaan kugu caawin karnaa aqoontayada dhismaha iyo naqshadda guriga aad doonayso.

Marka aan is kaashanno waxaan xaqiijin karnaa aqalkii riyadaada ama si kasta ee aad wax u rabto.

Naqshadaha aan samaynno way kala duwan yihiin, waxayna ku xidhan tahay hadba dooqa ama baahidaada.
Guryaha aan dhisnaahi waxay isugu jiraan kuwii hore loo yiqiin iyo kuwa casri ah labadaba.
Mar kastaaba waxaan naqshadda iyo dhismaha ku salaynaynnaa hadba sida adiga kula qurxan.
Waxaan sawirnaa hab-raaca ay shaqaaluhu adeegsadaan si ay uga dhabeeyaan naqshaddii aan guriga ugu tala-galnay.

IMG_6551IMG_6556IMG_6506 IMG_6548 IMG_6559 IMG_6557 IMG_6558 IMG_6556 IMG_6555 IMG_6552 IMG_6551 IMG_6550 IMG_6500 IMG_6501 IMG_6502

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Global Bim Construction Oo Xaafad Casri Ah Kadhisaysa Magaalada Muqdisho Gaar Ahaa Degmada Dayniile +SAWIRO+VIDEO”

  1. Maxamed Nasir says:

    Waa sheey aad loogu farxo iyo rajo soo celin, allaha idin garab galo,
    walaal xagee kala xiriiri karnaa hadii aan u baahano more info,
    Carto.com, Carto.net or org ama Arta.com waan fiishay mana shaqeenayaan,
    Qurbo joog waqooyi mareykan dagan ayaan nahay, in badana anagoo guruub
    ah rabnay inaan meel la dagi karo ka sameesano somalia

  2. Moa, abdi says:

    Masha allah waa arin lagu farxo..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook