opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maamulka Jubba oo magac cajiib ah u bixiyay howlgalka ay ka bilaabeen Jubooyinka+ cod

Share

Maamulka KMG ee Jubba ayaa magaca cajiib ah u bixiyay howlgalka ay ka bilaabeen gobalada Jubooyinka, kaa oo ka gedisan midka dowladda Federaalka ay u bixisay.

Maxamed Baajuun oo ah wasiirka Warfaafinta maamulkaasi ayaaa sheegay in howlgalkaan uu yahay mid ay ugu magac dareen Atlanta, waxaana uu sheegay in uu yahay mid si habsami ah u bilawday.

“Howlgalkaan waxaa lagu magacaabaa Atlanta, waana mid aynu  ku xureyn donno gobalada Jubooyinka, meel walba oo Al-shabaab joogaan cagta ayaan saareynaa”

Wasiirka ayaa dhanka kale sheegay in howlgalka DF ay wado iyo midka iyaga ay wadaan uu yahay isku uljeed, kuna awajahan la dagaalanka Al-shabaab.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook