Nimco yasiin oo ku biirtay shirkad, Qofkii Heesaheeda Xada Oo Sharci la gaynayo+ video

Fanaanada Nimco Yaasiin Ayaa sheegtay in uu Fankeedu hada u gudbay heer caalami isla markaana ay la xuquuq noqonaysa fanaaniinta dunidda.

Nimco Yaasiin Oo Marti ku ahayd Barnaamijka Suugaanta Ee ka baxa HCTV,waxa ay sheegtay in ay ku biirtay shirkadd isla markaana hada qaabkii hore ee ay ugu shaqaysan Jirtay ka gudubtay.

Nin isaguna Barnaamijkan ku wehelinayey oo la sheegay in uu maareeyaheeda Shirkaddan ay iska diwaan galisay fanaanadu ayaa sheegay in fikradani ay tahay mid cusub oo anay wali fanaan Soomaali ahi u galin,waxa uu sheegay in hada wixii ka dambeeya heesaha ay qaado cidii ka soo daba qaada sharciga lala tiigsan doono.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook