opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo qasaare dhimasho oo halkaas kadhacday

Share

Wararka ka imaanaaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in  Qarax Miino oo aad u xoogan uu ka dhacay Magaaladaasi, kaa oo lala eegtay ciidamo ka mid ah maamulka Jubba.

Qaraxaan ayaa ahaa mid xoogan waxaana wararka ay sheegayaan in lala eegtay Gaari nooca Soomaalida u taqaano NOHA oo ay saarnaayeen ciidamada Jubba.

Inta ka xaqiijiyay waxaa halkaasi ku dhintayy Laba ka mid ah ciidamada Jubba,  waxaana sidoo kale dhaawac uu soo gaaray askar kale, iyadoona uu gubtay Gaarigii qaraxaasi lala eegtay.

Ciidamada Jubba oo gaaray halkii qaraxaan uu ka dhacay ayaa waxay wadaan howlgal aad u xoogan, waxaana ay baadi goob ugu jiraan sida la sheegay qaraxaan dadkii ka dambeeyay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook