Wenger Oo weerar gacanta ah kuqaaday Mourinho.

Labada tababare ee kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa shalay si ka fool kafool ah isku taabtay kadib markii uu sii kululaaday dagaalkii afka ahaa ee u dhexeeyay.

Mourinho ayaa ku dooday inuu u soo aaday Wenger si uu u difaaco ciyaartoydiisa halka Wenger uu ka caraysnaa qaladkii Cahill uu ku galay Sanchez.

Kadib shirkii jaraa,id ee uu qabtay Wenger ayaa la waydiiyay inuu ka shalaaysan yahay kala tuurkii uu kala tuuray Jose Mourinho, Wenger ayaana ku jawaabay “Maya, waa maxay sababta aan u shalaynayo kadib kala tuurkaas”.

“Si fudud ayaan u kala tuuray, hadii aad u baahantihiin kala tuurka iyo dagaalka saxda ah waan idiin tusi karaa” Wenger ayaana ka dib sifiican ukala tuuray saxafigii su,aasha waydiiyay.

HALKAN KA AQRI SIDAY WAX UDHACEEN

??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????
Y2
Y3
Y4
Y5

Y

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook