opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaanadii kasoo horjeeday Madaxweynaha oo Muqdisho ku shiray, Xiisad Hor Leh oo ka Curatay+ video

Share

Magaalada Muqdisho, waxaa shalay ku shiray xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, kuwaasi oo si aad ah u dhaleeceeyey falal ay dhowaan ku kaceen ciidamada dowladda Soomaaliya.

Xildhibaanada kullanka ka qeyb galay ayaa u badnaa kuwa kasoo horjeeda madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana ka mid ahaa:- Xasan Abshir Faarax, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, Prof. Ibbi, Prof, Gaandi iyo kuwa kale.

Waxay cambaareeyeen xarriga iyo weerarada lagula kacay xildhibaanno ka tirsan baarlamanka iyo siyaasiyiin uu ka mid ah Cabdullaahi Sheekh Xasan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook