opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

300 oo African ah oo ku Dhintay Bada Mideterraneanka +Sawiro

Share

Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 300 oo qof oo muhaajiriin Afrikaan ah loo malaynayo inay ku dhinteen xeebaha badda Mediterraneanka, iyagoo doonayay inay gaaraan Talyaaniga.

Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in sidoo kale 100 kale la laayahay

Dadkan ayaa saarnaa doonyo yaryar oo Sabtidii ka soo baxay dalka Libya iyaga oo doonayay inay gaaraan xeebaha Talyaaniga.

Tirada Doonyahan ayaa ahaa afar waxaana la helay saddex ka mida.

muha1 Lampedusa death toll rises to 93, four children dead muha3 muha4 muha5 muha6 muha7

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook