opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Adnan Januzaj oo Weeraray Macalinkiisa

Share

Xidig yaraha Man United Adnan Januzaj ayaa dhaleeceeyey qaab cayaareedka Macalinkiisa Louis Van Gaal kaas oo uu kutilamaamay mid goor hore laga soo gudbey isla markaana aan kasoconeyn Horyaalka dalka England.

Cayaaryahanka da da yar ayaan meelna kasoo geleyn Shaxda Van Gaal ee kudhisan 3-5-2 waana mida ayuu yiri ii diideysa inaan boos joogta ah kahelo kooxdeyda isaga oo itiimiyey Macalinka dalka Holland uu iska dhega tiray dalabka taageerayaasha Man United ee ah inuu badalo qaabka uu hada kudheelo.

Adnan Januzaj ayaa qayb kanoqonaya dheleeceynta ku aadan qaab cayaareedka Macalinka Manchester United ee kulaeysan qaabka uu u safo Cayaartoyda oo ah mid aad u qaldan sida ay aaminsanyihiin dadbadan oo kubada cagta Garanaya iyo Taageerayaasha kooxdaas.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook