opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ahlusunna” Xalka Gurceel gacanteena ayuu ku jiraa” cidna kalama tashanayso +Cod

Share

Iyadoo Dagaal Xoogan uu Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusunna ayaa Maamulka Ahlusunna ee Dagaalka la galay Ciidamada Dowladda Soomaaliya waxaa ay Tilmaameen in Xalka Gurceel uu Gacantooda ku jira.

Sheikh Xuseen Salaad oo kamid ah Ahlusunada Gobolada dhexe ee Gurceel kula dagaalamay Ciidamada Dowladda ayaa sheegay in aysan jirin Cid ay kala Xaajoonayaan Dagaalka ka soconaya Gurceel islamarkaana Xalka Dagaalkaasu uu Ahlusunna u yaal sida uu sheegay.

Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Labadii Maalin ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay Dagaal Xoogan oo geeystay Dhimasho iyo Dhaawac.

HALKAN KADHAGAYSO CODKA AHLUSUNA

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook