opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Alex Song” Waxaan doonayaa inaan sii joogo dalka England manadoonayo spain

Share

Xidiga xulka qaranka Cameroon Alex Song ayaa sheegay inuu doonayo sii joogista Horyaalka dalka England isla markaana uusan dooneyn inuu dib ugu laabto Horyaalka dalka Spain.

Cayaaryahanka oo hada u dheela kooxda West Ham isla markaana ay leedahay kooxda Barcelona ayaa lasheegayaa inuu markaan aad ula qabsaday Horyaalka dalka England isaga oo horay ugu soo dheeley kooxda Arsenal waxa uuse diidey inuu dib ugu laabto kooxda iska leh ee Barcelona.

Alex Song ayaa sheegaya markaan inuu aad ula dhacsanyahay siijoogista Horyaalka dalka England waxa uuse ogeyn in Kooxda West Ham ay bixin doonto lacagta ay kudooneyso Naadiga iska leh ee Barcelona.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook