opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Aqriso Magaca Qofkii isku Qarxiyay Hotel Centeral Iyo Degaanka Uu Kasoojeedo

Share

Warar ay heshay Warbaahinta Wardoontv.com ayaa sheegaya in Qaraxyadii Shalay ka dhacay Hottelka Centeral ee Magaalada Muqdisho ay Fulisay Gabar lagu Magacaabo Luul oo kamid aheyd Shaqaalaha Hottelka,gaar ahaan Qeybta Reception-ka ama soo dhaweynta Dadka.

Luul ayaa la sheegay in ay ka soo jeedo Gobolada Waqooyi ee Dalkeena Soomaaliya,iyadoona la sheegay in Gaariga ku dhax Qarxay Xarunta ay Luul wadatay oo Mudo Shan Cisho ah la barayay Gaariga,waxaana Dad Goobjoog ah ay noo Xaqiijiyeen in Habeyn hore ay Hottelka ku soo Xareysay gaariga.

Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in Qaraxyadii Shalay ka dhacay Hottelka Centeral loo xiray ilaa 12 Ruux oo iskugu jira Ilaalada Isbitaalka iyo qaar kamid ah Shaqaalaha.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook