Badhasaabka Cusb Ee Gobolka Awdal Ramaax Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

War hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in badhasaabka gobolka Awdal mudane Maxmuud Cali Saleebaaan Ramaax oo haatan ku sugan degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanag, uu ka badbaaday iskuday dil oo qorshaysan kaasi oo la doonayay in lagu khaarajiyo
Gudoomiye Ramaax ayaa tibaaxay in haatan uu qorshe ladoonayay in lagu waxyeeleeyo uu ka badbaaday waxaanu yidhi.

” Run ahaantii maanta waxan ku sugnaa degmada Ceerigaabo ee magaalo madaxda gobolka Sanaag halkaasi oo aan kaga qaybgaly munaaasibadii xilga gudoomiyenimo ee gobolkaasi aan ugu wareejinayay masuulka cusb md. Axmed Cabdi Fly. hadaba markii ay noo dhamaatay xafladii xilwareejintu ayaa waxa abaaro
Gudoomiye Ramaax oo khadka telefoonka shabakada Hadhwanaagnews kula soo xidhiidhay ayaa tibaaxay in haatan uu qorshe ladoonayay in lagu waxyeeleeyo uu ka badbaaday waxaanu yidhi.

” Run ahaantii maanta waxan ku sugnaa degmada Ceerigaabo ee magaalo madaxda gobolka Sanaag halkaasi oo aan kaga qaybgaly munaaasibadii xilga gudoomiyenimo ee gobolkaasi aan ugu wareejinayay masuulka cusb md. Axmed Cabdi Fly. hadaba markii ay noo dhamaatay xafladii xilwareejintu ayaa waxa abaaro.

ramaax

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook