opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Barcelona oo bedeleysa Magacii garoonka Nou Camp 115-sano kadib+ sawiro

Share

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa ineey ku fekereyso in la bedelo magaca garoonka Nou Camp stadium iyagoo wada-hadalo ku aadan in magaca garoonkaasi sanado dhowr ah laga dhigo shirkadda dalka Qatar ee ay xayeysiiyaan ee Qatar Airways taasoo dooneysa iney lacago fara badan ku bixiso arintaasi.

Heshiiska naadiga Catalans ay ku xayeysiineyso funaanadeeda shirkaddaasi ayaa sanadkii ku kaca aduun dhan £25million wuxuuna dhacayaa 2016 hase yeeshee waxaa socda wada-hadalo lagu kordhinayo oo ay labada dhinac leeyihiin.

Barcelona ayaa jebisey caado soo jireen ahayd 113-sano oo aysan xabadkooda wax xayeeysiis ah lagu qorin,awaxayna ahayd sanadkii 2013 markii ugu horeeysay ee ay aqbaleen in funaanadooda lagu xayeysiiyo shirkaddaasi diyaaradaha ee laga leeyahay wadanka Khaliijka katirsan ee Qatar,waxaana ay iminka mar kale doonayaan iney magaca garoonka ku xayeysiiyaan oo loo bedelo Qatar Airways,taasoo ay macquul tahay in taageerayaasha qaarkood ka caroodaan.

Maareeyaha guud ee Qatar Airways Akbar Al Baker ayaa sheegay ineey rajeynayaan iney arinta ay ku doonayaan in garoonka 99,000-ee ruux qaada lagu bedelo magaciisa hore ee Camp Nou oo loo yiqiin tan iyo markii la dhisey 1957.

BARCELONA’S STADIUM
Name: Nou Camp Stadium

Capacity: 99,354

Built: 1954-57

Opened: September 24, 1957

First game: Barcelona 4-2 Legia Warsaw

ce1 ce2 ce3 ce4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook