BBC da oo qaati kataagan Nacaybka Phil Neville uu u hayo Liverpool

Maamulka BBC Sports ayaa qaati kataagan marka toos loo tebinayo Kulan kasta oo ay dheeleyso Liverpool Xidigii hore ee Man United Everton Phil Neville kaas oo kamid ah Weriye yaasha tooska u tebiya Cayaaraha isaga oo markasta Afka ku weerara kooxda Kiverpool.

Waxaa jirey dhawr kulan oo hore in uu wax kasheegay Liverpool isla markaana Fariimo Ashatako ah ay soo gaareen BBC Sports laakiin tii ugu darayd ayaa noqotey Markii kulankii Xalay ee isku celiska FA Cupka dalka ee Liverpool iyo Bolton uu Makarafoonka feerey isaga oo aad u qaaliniya markii ay gool iska cuneen kooxda Bolton.

Isla markiiba waxaa Barta Twitterka lasoo dhigay hadalo wax looga sheegayo daafici hore ee Everton iyo Man United Phil Neville.waxaana Taageerayaasha Liverpool ay kacodasadeen maamulak BBC da in ay shaqada karuqseeyaan ninkaan oo siweyn umuujiya Nacayb uu u hayo Kooxda Liverpool.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook