Booliiska Canada oo baaraya God-qarsoodi ah laga helay Toronto+ SAWIRO

Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa shacabka ka codsaday inay gacan kasiiyaan baaritaan lagu wado cidii qoday god qorsoodi ah oo laga qoday meel aan ka fogeyn xarunta lagu qaban doono ciyaaraha xagaaga soo socda.

Godkan oo la sheegay in hab casri ah loo qoday ayaa laga helay meel aan ka fogeyn xarunta Rexall Center goobtaasi oo xagaaga soo socda lagu qaban doono ciyaaraha caalamiga ah ee Tenniska.
Illaa iyo hada lama yaqaan cida qoday godkaasi habka casriga ah loo diyaariyey, waxaana jirta cabsi laga qabo in lala damacsanaa in lagu fuliyo weeraro argagaxiso ah sida ay sheegtay saxaafada dalka Canada.

god god2 god3 god4 god5 god6 god7

HALKAN KA AQRI HADAD ENGLISH TAQAAN

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook