opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Branislav Ivanovic oo Xalay qaniinay James McCarthy +Sawiro

Share

Daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic ayaa lasheegayaa in uu sameeyey wixii uu horay ugu sameeyey Weeraryahankii hore ee Liverpool Luis Suarez kadib markii sida muuqata uu Garabka ka qaniinay xidig u dheela Everton oo lagu magacaabo James McCarthy.

Sida ay soo bandhigeen TV yada Cayaaraha baahiya Xidigaan dalka Serbia ayaa garabka ka goostey Cayaaryahanka Everton kadib markii uu soo dhex galay isqab qabsi Cayaaryahano Labada naadi ah waxaana macquul ah in laganaaxo weliba ganaax dheer.

Kulankii Xiisaha lahaa ee xalay dhexmaray labada kooxod ayaa ku dhamaaday 1-0 ay guushu ku raacday Naadiga martida loo ahaa ee Chelsea kadib markii Nasiibku saaciday Goolkana heleen daqiiqadii u danbeysey ee Cayaarta laakiin sheekada meesha taal ayaa ah waxa kudhici doona Daafaca Chelsea Branislav Ivanovic.

qaniin1 qaniin2 qaniin3 qaniin4 qaniin5 qaniin6 qaniin7

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook