opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Caasimada Galmudug Ee Galkacyo Oo Dib Udhis Xoogan Kasocdo +SAWIRO

Share

Magaalada Gaalkacyo ee Caasimada Galmudug Ayaa Wali Waxaa ka soconaya Qorshah Lagu Dhisayo Wadooyinka kaasi oo howsheda ay fulineyso Dowlada Hoose ee Dagmada Gaalkacyo

Wadooyinka qaar ee bur bursanaa ee biya fariisiga ahaa ayaa xiligaani laga dareemayaa dib u dhis xoogan taa oo ay soo dhaweyeen Bulshada ku Nool Caasimada Galmudug
Dhinac Waxaa Magaalada ka socda tartan dhinac Dhismaha ah kuwasi oo ay hormuud u yihiin ganacsatada iyo jaaliyada ka soo jeeda Galmudug.

galmudug2 galmudug3 galmudug4 galmudug5 galmudug6 galmudug7 galmudug8 galmudug9 galmudug11 galmudug66 galmudug77 galmudug88 galmudug777 galmudug888 galmudug999 galmudug8888 galmudug9999

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook