Carlo Ancelotti Oo Lasheegay Inuu Kafiicanyahay Jose Mourinho

Macalinka kooxda kubada cagta Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa la ogaaday inuu aad uga wanaagsanyahay Macalinka Kooxda Chelsea Jose Mourinho marka loo eego Boqolkii Kulan ee ay dheeleen midka Guulaha badan.

Inkastoo uusan wax badan ka Guulo badnayn hadana marka loo eego ama laga soo tiriyo min Boqolkii kulan ee ay dheeleen hadana Macalin Ancelotti ayaa Badiyey 78 kulan 10 bareejo iyo 12 laga badiyey halka Macalinka Chelsea ee Mourinho uu badiyey 77 kulan halka laga badiyey 23 jeer sidaa ayuuna kaga wanaagsanyahay Macalinka Real Madrid.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook