Cawad Casharo oo Waraysi siiyey Idaacada Al-shabaab iyo weerar Ba’an uu ku qaaday Beesha Caalamka+ Cod

Siyaasiga Cawad Axmed Casharo oo waraysi siiyey Idaacada Al-shabaab ee Radio Alfurqaan ayaa wuxuu ka hadlay arimo dhowr ah iyadoona la hordhigay Su’aalo la xidhiidha Madaxda dawlada Soomaaliya.
Casharo ayaa wuxuu daaha ka qaaday arimo badan iyo dhibaatada halkaasi dhigtay umada Soomaaliyeed ee ay ugu horaysay qabyaalada iyo danta shaqsiyadeed, Sidoo kalana wuxuu Weerar ku qaaday Beesha Caalamka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook