Ciidama Ahlusuna Oo Lawareegay Guud Ahaan Demada Guriceel

Wararka Naga soogaaraya Degmada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Sheegaya In Ay Lawareegeen Ciidamada Ahlusuna OO Saakay Weerar Culus Kusooqaaday.
Waxaa Magaalda Laga Saaray Ciidankii Dowlada Ee Horey Ugasaaray Kuwa Ahlusuna.
Wixii Warar ah ee kusoo kordha waan idinla socod siin doonaa inshaa alaah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook