opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamada Dowladda oo la Wareegay Inta Badan Madaalada Gurceel

Share

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray Magaalada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay la wareegeen inta badan Magaalada Gurceel.

Goobjoogeyaal ku sugan Gurceel ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay Gacanta ku dhigeen Saldhiga iyo Xarunta Degmada Gurceel.

Sidoo kale Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulka Ahlusunna ayaa ku Dagaalamaya Waqooyiga Magaalada Gurceel,waxaana Ahlusuuna ay Ciidamadooda u gurteen Dhanka Waqooyi ee Magaalada.

Khasaaraha Dagaalka Saaka dib uga bilowday Gurceel ilaa hada lama oga inta uu Gaarsiisan yahay,iyadoona wali uu Dagaalku soconayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook