Ciidamada Puntland OO Kahor Yimid Gaas +Cod

Wararka Ka imaanaya puntland aya sheegaya in maalmihii uu dambeeyay kataagneed muran udhaxeeya gaas iyo saraakiisha ciidamada puntand oo kacabanaya mushahar la aan.
muranka ayaa cirka isku shareeray kadib markii madaxweynha soosaaray wareegto uu xilka kaga qaaday saraakisha cabashada keenay.
maalinimadii shalay ayaa caasimada puntlnad laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ciidao taageersan maamulka taasoo kuwaasoo sixoogan uhubaysan isla markaana ladhigay xarumaha muhimka ah.
dhanka kale cutubyo horleh oo aad uhubaysan ayaa kubiiaray ciidmada gadoodsan.
Magalada Garoowe ayaa xalay kuseexatay dareen degensaasho la aan ah, sidoo kale todobaadkii tegay ayaa saraakiil katirsan ciidamada puntland oo kusugan magaalada Boosaaso kahor yimaadeen xilka qaadis uu gaas kusameeyay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook