opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/qaasim oo ka hadlay Arrimaha Maamul Goboleedyada +Cod

Share

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/qaasim Salaad Xasan oo Wareysi siiyaya Radio Kulmiye Muqdisho Soomaaliya ayaa ka hadlay Arrimaha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira,waxaana uu sheegay C/qaasim in ay jiraan Madaxweyneyaal Maamul Goboleed oo aan u dhaqmin sida Maamul Goboleedyada oo kale balse ay isku haystaan in ay yihiin Dowladda Madax banaan.

M/weyne C/qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in Arrintaasi ay kala Fogeyn karto Xariirka Dowladda Federaalka ah ee Dalka ka jirta iyo Maamul Goboledyada Dalka ka jira iyo kuwa la dhisi doono intaba.

Sidoo kale Madaxweynihiin hore ee Soomaaliya Mudane C/qaasim ayaa soo jeediyay in Dastuurka Dalka u yaala loo qaado Afti Dadweyne islamarkana Dadka lagu Baraarujiyo in ay u Codeeyaan Dastuurka Dalkooda si looga baxo Dhibaatada dheeraatay ee Dalka ka jira.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook