Cumar Shooli oo Sheegay in Magaciisa Dhulka lagu Jiiday Cumar Shooli Yare na Maxkamad saarayo

Qoraal Kooban oo u safaxda ugu talo galay fanaan cumar shooliga asalka ah ayaa u dhignaa sidan Walaalayaal sidaan aan u soo Qoray igu soo saara

Al Fanaan Cumar Cabdulle Shooli, waxaan ka xumaha anigoo nool in magaceyga la istacmaalo si anshax xuma ah loo istacmaalo oo la i bililiqeystay anigoo wali aduunka saaran.

Waxaan bulshada u sheegayaa in Nin kale magaceyga istacmaalay oo aan magaciisa aheyn, sidaasi darteed waxaan bulshada u sheegayaa ninkaasi Fanaan sheegtaha reerkii uu danbiga ka galay inay talaaba ka qaadaan, aniga cumar ahaan meeshuu joogo waan ugu tagayaa waxaan la korayaa fanaan sheegtaha Maxkamad.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook