Curuba Kafe`Oslo oo qiimo-dhimis iyo cuntooyin cusub lagu soo kordhiyay: +SAWIRRO+VIDEO

Dhamaan bulshoweynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan kuwa deggan caasimadda Oslo iyo hareereheeda waxaa la ogeysiinayaa in dib u habeyn, qiimo-dhimis iyo cuntooyin cusub lagu soo kordhiyay Curuba Cafe.

Waxyaalah lagu soo kordhiyay waxaa ka mid ah, canjeerada oo laga dhigay tilbud ama qiimo-dhimis, 99 kr: Jabaati 15 kr., Malawax 10 kr., Rooti iyo Xalwo is dhex gelis ah 20 kr: Cambuulo iyo koob caano kulul 45kr, iyo waxyaalo kale oo badan.

Xaruntan oo ah meel baaxad-weyn ayaa sidoo kale waxaa lagu qabsan karaa xafladaha, iyo casuumadaha, iyadoona ay jiraan dalabaadka cunooyinka fud-fudud.
Waxaa sidoo kale xusud mudan in goobta laga daawan karo ciyaaraha kubadda oo dhan, iyadoona sidoo kale aad ka heli karto internet free ah oo wireless ah.

Cabitaanada iyo cunooyinka fud-fudud sida Kafega, sambuska, burka iyo cabitaadanada sharaabka qab-qabow ayaad goobta ka heli kartaa.

Adress: Grønlandsleiret 1

Oslo, Norway

KALA XIRIIR CURUBA CAFE:

Shariif Abubakar

Tel: 47966562

canjero canjero1 canjero2 canjero3 canjero4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook