Daacish Oo lasoobaxday xirfado cusub oo Caalamka ka qeyliyey +sawiro+ video

Maleeshiyaadka ururka Daacish kuwooda ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa maalmahaan dambe waxa ay bilaabeen in ay soo bandhigaan Caruur aad u yar yar oo waliba hubeysan kuwaas oo mararka qaar wax tooganaya.

Hay´adaha u dooda xuquuqda aadanaha gaar ahaan kuwa qaabilsan Caruurta yar yar ee dagaalada loo adeegsado ayaa eedeyn dusha kaga tuuray ururka Daacish oo ka inkaarsaday caruur aad u yar oo qaarkood waalidiintooda ay ku dhinteen dagaalo goor hore dhacay.

Caruurtaan ayaa mararka qaar waxaa loo adeegsadaa inay toogtaan maxaabiista gacanta ugu jira ururka Daacish gaar ahaan kuwa dowladahooda ka bixin waayeen lacagta madaxfurashada ah ee Daacish-ku ka qaataan maxaabiista u gacan gasha .

daa4

daa1 daa2 daa3 daa5

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook