opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daacish oo Markaan Rabtaa ineey 17 Kurdish ah Nolosha ku gubto+ Video

Share

Daacish, ayaa magaalo kamid ah magaalooyinka ay xukumaan ee Iraq, kusoo bandhigay 17 kamid ah dagaalyahanada Kurdishka oo ay inta dharka Ornjaha usoo galiyeed kadibna kusoo rideen Qafas.

Daacish ayaa Video ay soo galiyeen barta Youtube-ka, waxay ku sheegeen ineey nolosha ku gubi doonaan 17-kan dagaalyahan ee Kkurdishka ah.

Daacish, ayaa sidaan oo kale bishaan bilawgeedi waxay nolosha ku gubeen duuliye u dhashay dalka Jordan, kaasoo qeyb ka ahaa dagaalka lagula jiro kooxda ee uu hogaaminayo Mareeykanka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook