Daawo Qaabkii oo u dhacay Dilkii uu nin Soomaali ah ugu geystay Koonfur Afrika 3 qofood oo Soomaali ah+ video

Muuqaalka iyo qaabkii uu u dhacay dilkii uu nin Soomaaliyeed uu ugu geystay dalka Koonfur Afrika 3 qofood oo Soomaali muuqaalkaas oo uu ka muuqdo sida uu ninkaas u toogtey dhalinyaradaas Soomaaliyeed oo goob ku wada sugnaa ka dibna uu ninkaas uu goobtaas uga baxsaday.

Sida uu u dhacay iyo qaabkii uu u fuliyey nin Soomaaliyeed oo weerar uu ku dilay ilaa iyo 3 dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ayaa markii ugu horeysay la shaaciyey , Muuqaalkaan ayaa waxaa ka muuqda Dhalinyaradaan la dilay oo goob kuwada suganaa iyo sida ninkaas oo bistoolad ku hubeysan uu u soo weeraraayo islamarkaana uu sida arxan darada ah uu u tooganaayo dhalinyaradaas Soomaaliyeed , dilkaas oo shawaantaan ka dhacay magaalada lagu magacaabo Mitchell Plain oo ku taala agagaarka magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu nin Soomaali ah uu ku dilay 3 dhalinyaro Soomaaliyeed oo saaxiibadaas ahaa halka uuqof kalena uu ku dhaawacay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook