opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Sawirada Booqashadii uu Xasan Sheekh ku tagay degmada Dhuusa Mareeb

Share

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, iyadoo Madaxweynuhu uu halkaas ka furay shirweyne dib u heshiisiin oo gogol xaar u ah shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay in shirka maamul u sameynta Gobolada Dhexe uu 1-da bisha Maarso ka furmi doono magaalada Cadaado, halkaasoo horay ugu qorsheysneyd, iyadoo Madaxweynuhu tilmaamay in xarunta Maamul goboleedka ay noqon doonto Dhuusa Mareeb.

Booqashadan uu ku tagay Madaxweynaha magaalada Dhuusa Mareeb ayaa ku soo beegantay, iyadoo ay la wareegeen degmada Guriceel ciidamo ka tirsan Ahlusuna, kuwaasoo horay looga saaray labada degmo ee Dhuusa Mareeb iyo Guriceel.

Madaxweynaha ayaa  fiidkii dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in maalinta berri uu u ambabaxo dalka Jarmalka ah.

xas xas2 xas3 xas4 xas5 xas6 xas7 xas8 xas9 xas77 xas88 xas99 xas888 xas999 xas9999 xas99999

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook