opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Culus Oo ka socda Degmada Gurceel +Cod

Share

Wararka ka imaanaya Magaalada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saaka uu halkaasi ka qarxay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Alhusunna.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka soconayo Dhanka Koofureed Ee Magaalada Gurceel ee Gobolka Galgaduud.

Wararka ayaa sheegaya in Xabadu ay hada soconeyso,iyadoona ay u muuqato in la jabiyay Xabadjoojintii Dagaalkii Gurceel.

Mid kamid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay in Dagaalka uu ka soconayo magaalada,iyadoona aan la ogeyn Khasaaraha Dagaalka,

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook