opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal ka dhacay Baraawe iyo Mas’uuliyiin la xiray+ Cod

Share

Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ka taagan Isqab qabsi Dhanka Maamulka ah,kadib markii rag sheegtay in loo soo Magacaabay Maamulka Degmadasai ay tageen Baraawe,iyadoona Iska hor imaad uu dhexmaray Ciidamada jooga Baraawe iyo Mas’uuliyiinta sheeganayay Maamulka Degmada Baraawe .

Iska hor imaadka ayaa waxaa ku dhaawacmay ilaa Labo Ruux oo,iyadoona Wararka ay sheegayaan in la Xiray Mas’uuliyiintii sheeganayay Maamulka Degmada.

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose Bashiir Maxamed Yuusuf ayaa sheegay Ragii sheeganayay Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada la Xiray oo Ciidamada AMISOM lagu Wareejiyay.

HALKAN KADHAGAYSO WAXA DHACAY

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook