opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Markale Ka Bilowday Guriceel

Share

 

Wararka laga heayo Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku soo waramaya in mar kale uu ka bilowday Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ahlu Sunna waljamaaca oo shalay Dagaal Cusub Uu Ku dhexmaray Magaalada Guriceel
Saakay ayay Xaladdu ahayd mid daga hasa ahaatee wararka ayaa hadda soo sheegay in dagaal uu ka bilowday goobaha xalay lagu kala badiyay mana jirto wax da daal ah oo ka socda magaalada guriceel marka laga reebo Baaqyo loo dirayo labada dhinac ee isku hayo Guriceel
Beesha Caalamka ayaa shalay soo saartay Baaq ku aadan joojinta colaadda guriceel iyadoo dagaalkana uu salka kuhayo maamulka gobolka gal gaduud oo kol hore ay ganacta kuhaysay Ahlusuna balse dhawaan Dowladda soomaaiya ay usoo magacaawday maamul dadlku ay dii danyihiin

WIXII KUSOO KORDHA KALA SOCO
WWW.WARDOON.NET

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook