Ajaanib U Dhalatay Dalka Thailand Oo Caawa Ku Sugan Magaalada Gaalkacyo

Afar ruux oo ajnabi ah ayaa Caawa sinabad ah Gacanta ugu soo galay Dowlad Gobaleedka Galmudug kuwaasi oo in muddo ah lagu haystay Miyiga Xaradheere ee gobalka Mudug

Ajaanibta ayaa la sheegay in ay udhasheen Wadanka Thailand ayaa Gacanta ugu jiray Koox Burcad badeed Soomaali ah Muddo Kabadan 3 Sano waxaana Caawa ay  kusuganyihin Hotelka Five Star ee Magaalada Galkacyo iyadoo ay socoto Qaba qaabo maalinta Bariya lagu doonayo in Dalka Dibadiisa si loo ogaado Xaaladooda Caafimaad maadaama in muddo ah ay ku noolaayeen dhul aysan Nolol ahaan aqoon ulahayn

Inkastoo maal mihii lasoo dhaafay socdeen Da daalo lagu soo daynayo Ajaanibtaan hadana lama oga sida ay ku sahlanaatay siidaynta balse warar ayaa sheegaya in Lacag madaxfurasho oo aan Qiimaheeda lacayimin lagu soo daayay

WARARKAAN OO FAAH FAAHSAN KALA SOCO

WWW.WARDOON.NET

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook