Dhismaha wadada Bile Rafle Gaalkacyo Oo Maanta Xarigga Lagajaray(Dawo Sawirada)

Wadadaan Oo dhismaheeda Ay wadeen Shirakadda OSHACO ayna maal galineysay ILO ayaa dhismaheeda Soo idlaaday .

Wadadaan oo laga dhigay jey ayaa markeedi hore waxaay ahayd mid aad uliidata oo godod iyo biyo fadhiisiya ahayd waxayna ku taallaa fras magaalaha Gaalkacyo Galmudug

Laakiin hadda wadada Bile rafle Street Waxay kusoo baxday md aad u qurxoon 

waa jid labo seed ah oo dhexdana jardiimo iyo Geedo Qurxoon lagu beeray markii la dhisay ayey noqotay wadad ugu qurxoon Gaalkacyo Dhanka Galmudug .

Mashruuca hagaajinta wadadaan oo socday muddo Dhowr bilood ah ayaa waxa uu soo Gabangaboobay maanta waxaana xariga ka jaray Duqa magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali iyadoo Goobta ay ku sugnaayeen Masuuliyiin ka kala Socday Shirkadii Dhistay Iyo Hay’adda Maalgelisay Dhisidda Jidkaan Ee ILO magceeda lagu soo Gaabiyo .

Wali waxaa dhismihii uu ku socda Jidka kale ee kan ku Xiga kaas oo ah Astaan Hobyo oo isna la filayo inuu dhowaan soo dhamaado Dhismaha wadadaas oo ah mid laami ah

ugu danbeyna dadka Gaalkacyo ku nool Gaar ahaan kuwa Gaadiidka wata ayaa aad waxay usoo dhoweeyeen mashaariicda wadooyinka loogu dhisayo magaalada Gaalkacyo iyadoo Xaafadaha hadda Laga dhisayana aan hory wax waddo laami ah loogadhisin waigeed.

Hoos Ka Daawo Sawirada

Bile raflle (1)

 

Bile raflle (4)

 

Bile raflle (3)

 

Bile raflle (6)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook