Dr Abdi Shire gobolada juboyinka Waxay ku biirayaan Kenya ama Ethopia+ Video

Dr: Cabdi Shire oo waraysi Siiyey Tv-ga Horn Cable Tv ayaa wuxuu ka hadlay arimo dhowr ah oo ku aadan Gobolada Jubooyinka.

Cabdi Shire ayaa wuxuu ka hadlay Qorshaha maamulka Jubaland ku dhisayo Baarlamaanka Maamulkaasi, Sidoo kalana wuxuu weerar ku qaaday Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook