Faaliyaha Qaranka Muranka Siyaasada, mamuladii ka qayb galay Shirkii ka dhacay Muqdisho oo La diiday+ VIDEO

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Tv-ga Universal oo lagu soo bandhigay Qodobo xiiso badan Leh.

Barnaamijka Faaliyaha Qaranka Oo Lagu Faaqiday Muranka Siyaasadeed ee Somaliya, Shirkii Maamul Goboleedada ee Muqdisho Iyo Hogaamiyaashii ka qayb galay too Taladoodii lagu gacan saydhay, Magaalada Dhuuso-mareeb oo jiidhay Caadado Iyo Wargaysyada xiiso leh.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook