opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Faysal Cali Waraabe Wax Puntland Layiraahdo Majirto Waqooyi Oo Dhan Baa Laoran Jiray Puntlad+ Video

Share

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee maamulka Soomaaliland ayaa waxaa uu Weerar Afka ah ku Qaaday dowlada Soomaaliya iyo maamulada Puntland iyo Khaatumo State oo uu ku sheegay wax aan jirin islamarkaana ku jira riyo maalmeed.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay inuusan jirin wax la yiraahdo maamulka Puntland asagoo sidoo kalena sheegay in magaca Puntlad la oran jirey gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya, Gudoomiye Faysal Cali waraabe ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay inaysan jirin wax la yiraahdo dowlada Soomaaliyeed maadaama ay Soomaaliya tahay maanta meel ay gaaladu xukunto oo ayna kala jarjareyso maamulka Khaatumo uu ku jiro riyo iyo waxaan suuro gali karin islamarkaana aysan waligeed dhacaynin in la kala gooyo dhulka Soomaaliland oo laga sameeyo maamulo kale .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook