opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gabar xoghayn u aheed R/Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga oo darogo lagu qabtay+ VIDEO

Share

Fadeexo iyo Ceyb weyn ayaa lasoo daristay Gabar xoghaynta koowaad uu aheed Ra’izul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi , kadib markii lagu qabtay gabdhaasi lagu qabtay xashiishad aad u badan.

Gabdhan oo lagu magacaabo Federica Gagliardi, oo 33 sano jir ah ayaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Roma ee Caasimada Talyaaniga ,xili ay kasoo dagtay lagu qabtay afar iyo labaatan kilo oo xashiishad nooca kookayiinta loo yaqaano.
Ciidamada amaanka Garoonka Diyaaradaha Roma, ayaan soo bandhigay Muuqaalka Gabdhan oo boorsooyinkeeda laga soo saaray Xashiishad badan, waxaana arintan ay ka abuurtay dalka Talyaaniga shaki badan iyo dood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook