opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Garsoore Martin Atkinson oo laga Reebay Garsoorayaasha Todobaadkaan

Share

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Gudiga garsoorka ee Horyaalka Premier League ayaa lagu cadeeyey in Garsoorihii qabtay kulankii muranka badan dhaliyey ee Chelsea iyo Burnley MARTIN ATKINSON laga reebay Garsoorayaasha loo xushay dhex dhexaadinta Kulamada ugu soo horeeya ee Horyaalka dalka England.

Garsoorahaan ayaa Sabab waxa uu unoqdey muran aad u farabadan oo kadhashsy kulankii bareejada ku dhamaaday ee Sabtigii lasoo dhaafay dhex maray kooxaha Chelsea Burnley isaga oo sidoo kale Roose siiyey Xidiga kooxda Chelsea ee Nemanja Matic.

Xiriirka kubada cagta dalka England ayaa laga sugayaa Go aanka ugu dambeeya ee Cayaartaas iyo ganaaxyo lafilayo in lasaaro dhawr qof oo Chelsea u badan sida Macalinka dalka Portugal ee Mourinho oo Todobaadkaan afka furtay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook