opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

GARYAQAAN DALBADAY IN LAGA MASTAAFURIYO SOMALILAND JINSIYADANE LAGAGA NOQDO+ VIDEO

Share

Maxamed Siciid Xasan oo sheegtay inuu yahay Garyaqaan kuna nool Magaalada hargeysa ayaa ka dalbaday Xukuumadda Siilaanyo in la Musaafuriyo lagalana noqdo dhalashada Somaliland sida uu hadalka u dhigay.
Wuxuu sheegay inay jiraan maadaama uu Somaliland ka baxay illaa 16 sharci oo Caalami ah kuwaasi oo u oggolaanaya isagoo Hargaysa jooga inuu Helo sharci Caalami ah oo uu ugu safro dalalka Shishiyeeye.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook