opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Goodax barre oo Kaqeyliyay Alshabaab qaraxayadii muqdisho kadib Af-ka iska furtay +Cod

Share

Xilibaan C/laahi goodax barre oo wasiir kasoo noqday xukuumadii C’weli sheikh axmed maxamed ayaa waxaa uu ka hadlay weerararda Al-Shabaab ka geysanayaan magaalada caasimada dalka ee muqdisho.

Waxaa uu sheegay xilibaanka in aysan Al-shabaab naxaynin oo ay yihiin cadowga umada somaliyeed islamarkaana qarax walbaa oo dad shacab ah lagu xasuuqo mas’uuliyadiisa ay iyagu shegtaan.

C/laahi goodax barre ayaa ku baaqay in meel looga soo wada jeysto Al-Shabaab oo laga hortagaa dhagaraha ay u malegayaan umada somaliyeed ayuu yiri “C/laahi goodax barre”.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook