opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudiga Shirka Dib u Heshisiinta Gobalada Dhaxe oo Edeyn u Jeediyay Dowlada Somaliya +Cod

Share

Guddoomiyaha Guddiga shirka Dib uheshiisiinta ee Magaalada Dhuusa Mareeb C/raxmaan Diinaari oo la hadlay Saxaafadda ayaa Dowladda Soomaaliya ku dhaliilay inay ka gaabisay, kaalinteedii kaga aadaneyd shirkaasi.
C/raxmaan Diinaari, wuxuu sheegay in doorkii ay ka filayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya inaysan muuqan, gaar ahaan wuxuu dhaliilay Wasaarada Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya oo uu sheegay inay masuul ka tahay, shirarka dib uheshiisiinta iyo kuwa looga hadlaayo arimaha Federaalka ee Gobolada dalka ka socda.
Wuxuu sheegay maadaama shirka uu furay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Magaalada Dhuusa Mareeb tagay in hami weyn loo qabay in Dowladda Soomaaliya kaalin muuqato ay ku yeelato shirkaasi, balse uu jiro gaabis badan oo dhanka dowladda loo jeedinaayo

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook