opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiye Gobolka Shabeelaha Hoose oo si dirqi ah uga baxsaday Al-Shabaab+ Cod

Share

Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ee DF Cabdulqaadir Maxamad Siidii ayaa sheegay in uu ku sigtay in Kooxda Al-Shabaab nolosha ku qabtaan marar badan laakin uu ka badbaaday.

Wuxuu sheegay in isku daygii ugu dambeeyay uu ka dhacay hotel uu ka daggan yahay degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose wuxuuna tilmaamay in dhaawacyo ay kasoo gaareen weeraro badan oo uga yimid dhanka Shabab.

Gudoomiye Siidii ayaa intaa ku daray in Al-shabaab uusan ka baqeyn Weerarada halistaa ee uga imaanaya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook