Gudoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti Idiris Arna,ud Cali Ayaa Goor Dhaweyd Ku Geeriyooday…

Gudoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti Idiris Arna,ud Cali ayaa ku geeriyooday Cusbitaal kuyaala dalka Faransiiska.
Gudoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti islamaraakana,hore usoo ahaa Xogyihii Guud ee Xisbiga talada dalkaasi haya RPP Marxuum Idiris Arna,ud Cali ayaa ku geeriyooday Cusbitaal kuyaala dalka faransiiska   kadib markii halkaasi loo qaadey mudo bil ah  oo uu kusoo booday Xanuunka uu u geeriyooday.
Gudoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti Allaha Naxariistii Jano Hasiiyee Idiris Arna,ud Cali ayaa dalka Jabuuti kasoo qabtey Xilal badan,oo ay kamid ahaayeen Lataliye sare oo dhinca Waxbarashada,waxaanu mudo badan kasoo shaqeeyay Shirkada Diyaaradaha ee Air-Jabuoti waxaanu xiligaasi kasoo gaadhay maareeye kuxigeen,ilaa Maareeye sanadkii 2008ii ayuu Wareejiyay Xilka Xoghayaha Guud ee Xisbiga Talada Dalakaasi haya ee RRP oo ugu lamaanaa
Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka isagoo Xilka Gudoomiyanimo ee Baarlamaanka Dalka Jabuutina soo hayay mudo Dhawr iyo taban sano ah kadib markii uu Hogaanka Baarlamaanka la wareegay Sanadkii 20003dii.

jabuuti-5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook